@eng_aweis
26,400
327,087
27
2017-11-12
🔵⚫ @EngAweis | Tech Enthusiast 🚀 | Developer & Graphic Designer 🧑🏽💻 | Video and Photo Editing Specialist 📸 | 💼 Skilled in Communication, Problem-Solving, and Efficient Design Solutions ⚫🔵 •□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□. 👨💻 Ku soo dhawoow channel-kayga! Magacaygu waa Mohamed Aweys, waxaan ahay IT Specialist oo jecel in uu la wadaago daawadayaashiisa dhismaha Web apps-ka, Mobile apps-ka, iyo xalinta dhibaatooyinka barnaamijyada kala duwan. 🔷🔹 Waxaad halkan ka heli doontaa: 🔹🔷 🟣 ✅ Casharro coding ah (React, Next.js, Tailwind CSS & kuwo kale) 🟢 ✅ Dhisidda mashaariic dhab ah & xirfado waxtar leh 🔴 ✅ Xallinta khaladaadka, xawaare kordhinta & wax-soosaarka 🟡 ✅ Warbixinno farsamo & caqabadaha barnaamijyada ⚡🚀 Haddii aad tahay bilow ama horumariye khibrad leh, subscribe garee si aad sare ugu qaaddo xirfaddaada ama aan u kala faa'iidaysano! 🚀⚡ 🔔 Riix Subscribe si aad ula socoto wararka cusub ee dunida technology-da! •□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□□.