@abdihabsade
4,050
979,423
804
2014-06-05
Sugullenews.com. Waa shabakad warar oo madax banaan kuna hadasha codka shacabka soomaaliyeed. Waa shabakad aad codkaaga iyo rayigaaga aad ku gaadhsiinkarto bulshada. Waxay shabakadani kuu balan qadaysa in codkaaga iyo rayigaaga aad si xora ku marin kartid iyada oo aan loo egay Kala soocid iyo kala jeclaysi toona ee ay u furan tahay qof walba oo Somali ah . Waa shabakada Codka shacabka. Hadii aad Fakarad ama Xog kugu kaydsan meelad mariso aad waydo Sugullenews.com baa marwalba ku garab taagan ee u soo gudbi suu aduunka ugu gudbiyo. Sugullenews.com