Channel Banner
Channel Avatar

Ceynte Show

πŸ‡ΈπŸ‡ͺ Sweden

@ceynteshow

Subscribers

56,500

Total Views

4,089,569

Video Count

403

Creation Date

2015-11-01

Channel Description

Asc walaalyal kusoo dhawaada Channelka Ceynte Show. Barnaamijyada aad ka heli Doontaan Channelkan waxaa ka mid ah: 1. Barnaamijyo Arimaha Bulshada ah. - Sida Barnaamijyo dhiira galin ah ama barnaamijyo wacyi galin ah. 2. Barnaamijyo ku saabsan Arimaha Dhaqalaha aan wali qorshihiisa wadno. - Sida Dhaqaalaha Soomaliya ama Dalalka kale ee Caalamka 3. Barnaamijyo ku saabsan arimaha Diinta. - Sida maalmaha xormadda leh iyo wixii lamid ka ah. Markale kusoo dhawoow Channelka Ceynte Show, Ha ilaawin walaal inaa SUBSCRIBE saarto si ay kuu soo gaarayn Barnaamijyada aan kor kusoo xusnay. Waxaad nagala soo xariiri kartaa: EMAIL: [email protected] Whatsapp: +252616788794 -Mahadsanidiin-

Keywords

Ceynte Show Ceynte Show ceynte ceynte show ceynteshow CeynteShow