Channel Banner
Channel Avatar

Suldaan Media

🇦🇪 United Arab Emirates

@suldaanmedia

Subscribers

431,000

Total Views

18,562,442

Video Count

806

Last Upload

0d ago

Monthly Uploads

10.0

avg. per month

Channel Description

Asc. Waa Siyaad oo indinku soo dhawaynaayaa Suldaan media oo ah channel idiin soo gudbiya mawduucyo wacyigalin iyo baraarujin u badan. Waxanu mar walba ku dedaalynaa inanu soo gudbino muuqaalo xul ah oo aad looga soo shaqeeyey wakhtina lagu bixiyey in muhiimada lagu soo koobo. Saacadaha aanu soo gudbino muuqalada waxay kala yihiin 8.00PM/01.30pm/05.30pm waa saacada bariga africa inta badan muuqalada waxanu soo galinaa usbuucii 2 ilaa 3 jeer. Hadafka anu leenahay waa inanu kor u qaadno wacyiga bulshada nagu xidhan anagoo mar walba ku dedaali doona inaanu soo gudbnimo mawduucyo lasoo xulay oo ku aadan xaalada taagan sidoo kale aad looga shaqeeyey farsamo ahaan. Mustaqbalka waxan rajo ka qabna inanu soo kordhin doono barnaamijyo kale oo xiiso badan oo dadka anfaci doona. Ugu Danbayn Waxan u naqaynaa bulsho waynta nagu xidhan meel walbo oo ay caalmaka ka joogaan. Ciwaanka aad nagala soo xidhiidhi kartaan: [email protected]

Keywords

suldaan media sh jabuuti sh jabuuti qisooyin suaalo diini ah su aalo iyo jawaabo . sh umal . sh shibli muxaadiro geerida iyo qabriga wacdi wacdi qalbiga tabanaaya wacdi qalbiga tabanaayo tafsiirka quraanka sheekh umal diini cusub 2021 mucjisada aduunka sheekh mustafe sheekh maxamed ismaaciil sh mustafe sh mustafe xaaji ismaaciil suldaan media sh maxamed ismaaciil sheekh xuseen cali sheekh xuseen cali jabuuti sheekh mustafe qisooyin sh mustafe 2022