@shakirahmed
27,000
877,113
113
2015-06-06
Ku soo dhawaw halkan π Muuqaalada aan halkan soo galiyaa waxay u badan yihiin Technology-yada, programming languages, web development, talooyin ku saabsan horumarinta nafta, productivity-ga video editing iyo content creation. Ila wadaag fikradaada iyo taladaada adiga oo fariin iigu soo diraya cinwaanada/telefoonada hoos ku qoran, ama qaybta comment-ka ku qor su'aashaada π πAcademy-iga xirfadaha: https://www.xirfadacademy.com Email: [email protected] π Sweden πΈπͺ